Loading...
Showing posts with label News. Show all posts
item-thumbnail

Aktarada Pakistan ee Mahira Khan oo ka hadashay kaartada Shah Rukh Khan ee filimka ‘Raees’

Aktarada reer  Pakistan  ee Mahira Khan ayaa ka  hadashay kaartada Filimka ay la wado  Shah Rukh Khan  ee ‘Raees’. Waa filimkii ugu horeeyay...

item-thumbnail

Aktarada Kriti Sanon oo farta ku fiiqday Kajol iyo Shah Rukh Khan

Aktarada cusub ee kaliya keentay Filimka Heropanti ee Kriti Sanon ayaa warbaahinta u sheegtay wali ineysan la bilaawin duubista Filimka Dilw...

item-thumbnail

Aktarada Bollywoodka oo ku faanaya guusha India ay u soo hoysay Sania Mirza

Aktarada Bollywoodka ayaa maanta u dabaaldagaya guusha taariiqiga ay soo hoysay gabadha Hindida ee Teniska ciyaarta Sania Mirza. Sania Mirza...

item-thumbnail

Salman Khan”Dadka Filimkeyga Neceb hadaba yeysan daawan

Salman Khan ayaa si caro leh ugu jawaabay dadka Filimkiisa maalinta ciida soo baxaya wax ka sheegaya. Filimka ‘Bajrangi Bhaijaan’ oo la daaw...

item-thumbnail

Sonakshi Sinha oo xaqiijiyay jaceylka John Abraham ee filimka Force 2 iney noqoneyso

Aktarada Quruxda badan ee Sonakshi Sinha oo ku mashquulsan filimkeeda Akira oo ay la wado Aabaheeda ayaa xaqiijisay iney jileyso filimka ‘F...

item-thumbnail

Hablaha dheedheer oo qadka ka baxay qoraha shekada Shweta Bachchan

Dadka dhedheer gabihantooda waxaa heysato dhibaato u qaas ah, taaso aheyn aragtida gaaban ee lugaha dheedheer oo haatan eysan u muuqan dadka...

item-thumbnail

Filimka Baahubali' oo argagax ku riday shabakadaha

Filmkii ugu badantii qaliga aha ee dalka  kusoo xareyeey 200 crore Filmkan ayaa 4,000 iyo maslaxyada ku noqdey mid laga dabadhacay Jimcihii ...

item-thumbnail

TOP:Ajay Devgan oo diiday inuu filim la keeno Shah Rukh Khan

Xili ay Ajay Devgan iyo Shah Rukh Khan ayey kulan casho ah ku qaateen Bulguria toddobaadkan ayey warbaahinta Hindia soo bixineysa colaada la...

item-thumbnail

Remo D’Souza oo xaqiijiyay inuu bilaaway qorshaha Filimka ABCD 3.

Directarla Remo D’Souza oo soo saaray dhawaan filimka ABCD 2 ayaa sheegay iney diyaarinayaan haatan qorshaha qeybta labaad filimka ee ABCD 3...

item-thumbnail

Guriga Shah Rukh Khan oo lagu ciyaaray iyo Aktarka oo ka cooraday,Sheeko Xiiso leh+sawiro

Shah Rukh Khan oo ku sugan Dalka Bulgeria ayaa dacwo ka ah dowlada India kadib markii gurigiisa uu jeclaa rinjo lagu dhoodhoobay ama la mari...

item-thumbnail

Muuqaalkii labaad hees Filimka All Is Well ee Rishi Kapoor iyo Abhishek Bachchan oo la soo saaray

Muuqaalkii labaad ee hees ayaan maanta idinkaga soo gudbineynaa Filimka All Is Well oo  ay wadaan Rishi Kapoor iyo Abhishek Bachchan. Heeski...

item-thumbnail

Akhriso: Hrithik Roshan oo daboolka ka qaaday Aktarka guushiisa ka dambeeya

Hrithik Roshan ayaa siweyn ugu mahadcelinaya Jilaaga Hollywoodka Sylvester Stallone oo uu qabo inuu yahay ninka maanta ku dhiira geliyay inu...

item-thumbnail

Shraddha Kapoor oo u mahad celisay Aabaheed Shakti Kapoor

Aktarada Bollywoodka Shraddha Kapoor ayaa sheegtay in Aabaheed Shakti Kapoor uu ku dhiira geliyay filimka daansiga ay soo wado ee ABCD . 26 ...

item-thumbnail

Salman Khan oo ku so daraayo Sharuh Khan iyo Amir Khan filimkiisa cusub ee Bajrangi Bhaijaan

Sedexda Khan oo hal meel ku jira Salman Khan oo isku dayaya ino si fiican u dhaco. Salman Khan oo qorsheyay  inuu ka muuqdo Filimkiisa  Bajr...

item-thumbnail

Waa Kuwee Filimada Maalintooda Labaad Lacagaha Ugu Badan Boxoffice-ka Kasoo Xareeyeen

Varun Dhawan ayaa hogaanka sanadkan la wareegay hadii uu maalinka kowaad filimkiisa ABCD 2 lacagaha ugu badan sanadkan keenay sidoo kalena m...

item-thumbnail

Filimka ABCD 2 Lacaga Lagu Qarash Gareeyay, Tiyaatarada La Saaray Iyo Sida Uu Guul Ku Gaari Karo

Filimka ABCD 2 Lacaga Lagu Qarash Gareeyay, Tiyaatarada La Saaray Iyo Sida Uu Guul Ku Gaari Karo Filimkan Dance-ga ku saabsan waxaa wada jil...

item-thumbnail

Oprah Winfrey, David Oyelowo ayaa so saaraya filimkii Disney?

Oprah Winfrey, David Oyelowo ayaa so saaraya filimkii Disney? Xidigaha Selma  Oprah Winfrey   and   David Oyelowo  ayaa ka wada hadlaayo sid...

item-thumbnail

Kamal Hassan iyo kooxdiisa u ka mid yahay Saif Ali Khan oo dib ugu so labtay Bollywoodka.

Waa filim riyo u ah Kamaal Hassan, qofkii ahaa qoraaga filimkaan lixdii sano ee la so dhafay iyo waxa uu kalo doonaya in ey la shaqeeyan Sai...

item-thumbnail

Maxaa ka jira in jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio uu uureeyey Rihanna?

Aktarka Hollywood ee Leonardo DiCaprio ayaa been abuur ku tilmaamay warar lagu daabacay qaar ka mid ah wargeysyada ka soo baxa waddanka Fa...

item-thumbnail

Sonakshi Sinha oo beenisay inuu shukaansado Salman Khan iyo Aktaro kale

  Hadii Aktarada Bollywoodka ay bilaaween in dhexdooda ay is   shukaansadaan oo ay jaceyl isu qaadaan waxaa arinkaas gaashaanka u duruurta...

Home index

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo