Loading...

Aktarada Pakistan ee Mahira Khan oo ka hadashay kaartada Shah Rukh Khan ee filimka ‘Raees’

A+ A-
ei-250704
Aktarada reer Pakistan ee Mahira Khan ayaa ka  hadashay kaartada Filimka ay la wado Shah Rukh Khan ee ‘Raees’.
Waa filimkii ugu horeeyay oo Aktaradan ay jisho waxaana nasiib ay u yeelatay SRK iney la jisho.
Gabar waliba oo uu SRK filim  la keeno waa ay soo shacbaxdaa waxaa kamid ah Deepika iyo Anushka Sharma oo filimadoodii ugu horeeyay la keenay Shah Rukh Khan maantana waxaa ay noqdeen Aktaro weyn.
Hadaba Mahira Khan oo wareysi siineysay barnaamijka Haroon Rashid ayaa la weydiiyay sida ay u aragto kaartada filimkan oo uu ku sawiran yahay Shah Rukh Khan oo uu muuqda gangistar weyn.
Durba markii ay aragtay waa ay ka yaabtay sida SRK u muuqdo,aad ayeyna ula dhacday.
News 9160563838741641480
Home item

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo