Loading...

Aktarada Kriti Sanon oo farta ku fiiqday Kajol iyo Shah Rukh Khan

A+ A-

kriti-srk-kajol759
Aktarada cusub ee kaliya keentay Filimka Heropanti ee Kriti Sanon ayaa warbaahinta u sheegtay wali ineysan la bilaawin duubista Filimka Dilwale Aktarada kala ah Kajol iyo Shah Rukh Khan.
Kriti Sanon ayaa kamid ah filimka uu soosaaraha ka yahay  Rohit Shetty ee Dilwale.
Dilwale waxaa jilaya Shah Rukh Khan, Varun Dhawan , Kajol iyo Kriti Sanon.
Kriti Sanon ayaa ku jileysa Atariishada Varun Dhawan halka Shah Rukh Khan uu la jilayo Kajol .
“wali lama aanan bilaawin duubista SRK iyo kajol kaliya waxaan la duubay ilaa haatan Varun Dhawan ayey tiri Kriti Sanon oo sawirka u geeseysa xarana jaakada madow.
SRK iyo Kajol ayaa dhawaan tagay Bulgeria wixii haatan ka dambeeyana waxaa ay duubayaan filimka
News 3248728493690770808
Home item

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo