Remo D’Souza oo xaqiijiyay inuu bilaaway qorshaha Filimka ABCD 3.

A+ A-

Directarla Remo D’Souza oo soo saaray dhawaan filimka ABCD 2 ayaa sheegay iney diyaarinayaan haatan qorshaha qeybta labaad filimka ee ABCD 3.

ABCD 2 oo ay wadeen Shradha Kapoor iyo Varun Dhawan ayey dadka wada amaaneen lacago badana laga helay sidaa daraadeed waxaa ay sugayaan ABCD 3.
Remo D’Souza ayaa xaqiijiyay in qeybta seddexaad Filimka iney ku tala jiraan laakiin ma uusan carabaabin Aktarka jilaya.

Horay Tiger Shroff ayaa leysla dhexmarayay inuu jilayo ABCD 3 laakiin waa uu beeniyay.



News 3235929814176910426
Home item

ADS

Popular Posts

Random Posts

Flickr Photo