Filimka Baahubali' oo argagax ku riday shabakadaha
https://caawidadka1.blogspot.com/2015/07/filimka-baahubali-oo-argagax-ku-riday.html
Filmkii ugu badantii qaliga aha ee dalka
kusoo xareyeey 200 crore
Filmkan ayaa 4,000 iyo maslaxyada ku noqdey mid laga dabadhacay Jimcihii
Marki lasoo sarey filmkaa
Bahubal Kasoo Lasuugeyey
Ayaa Nodey Mid si Dhakhso Ah Shabkadaha ku noqda mid lacag badan soo xareeya
kaliya xaysiiskiisa,
facebooka ayaa like gadheysa 1.3 million ka heley
iyo twitter ka oo usoo xareey hal lakh
filkan xaysiskii ayaa waxaa usoo xaryeye lacag gadheysa $4.05 million
waliba youtube ka
waliba filmkan oo magalada hyderabad lagu soo qorey bugaga ugu khatarsan
filmkan ayaa waxaa uu soo xaryeey Like iyo follower badan ilaa maanta galaad taaso gaadheysa 1,315.639.
Filmkan Ayaa La fileyaa Inuu Soo Sarmo Jimcaha
Kasoo kishan PRODUCERKA FILMKA AYAA SHEEGAY
Filmkan in uu Qiso Weyn iyo Waliba Micno badan Ku fadhiyo
dadweynaha India iyo dunida dafaheeda aad u sugeyso
goordhow ayaa filaneysaan filmkan.
Jacey iyo dagalba ah waliba waa qiso cajiib ah.